somali driving waa madal aanu ugu talo galnay inay dadku ka baran karaan sida loo kaxeeyo gawaadhida sida automatic iyo manual ka si fudud waxaanad ka helaysaa somali driving talooyin kusaabsan gaadhiga iyo waxaa lagaaga baahan yahay markaad baranayso gaadhiga